bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Degmada Marka oo Ganacsatada loogu digey iney wax ka iibin ciidamada Dowlada

 

 

Allpuntland

 

 

January 12, 2012 Markacadeey


Magaalada Marka ee Gobolka Sh,hoose Wararka laga helay ayaa sheegaya in halkaasi saakay lagu qab qabtay dad aad u farabadan kadib markii Shalay ilaa iyo xalay halkasi ay ka dhaceen Qaraxyo waaweyn.

Qaraxyada xalay ayaa la sheegay in lagu weeraray ganacsato wax ka iibinayay Ciidamada dowladda Soomaaliya kuwaasi oo ku sugan halkaasi.

Goob joogayaal ayaa sheegaya Xaalada Marka iney tahay Mid qasan,waxaana loo bartilmaameedsanayaa ganacsatadan iney wax ka iibiyaan Ciidanka Dowlada oo horay loogu digay ineysan wax ka ka digin ciidamada hadii kale ay dilayaan.

Waxaana la sheegaya in Magaaladaasi saakay ay howlgalo kawadaan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya.

Shalay ayay ahayd Markii lagu daadiyay Magaaladaasi Waraaqo hanjabaad ah taasi oo ku aadanayd in ganacsatadu aysan wax ka iibin Karin Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)