bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Maamulka G/Banaadir oo Shacabka uga Digay inay Dhistaan Hareeraha Waddooyinka

 

 

SONNA

 

 

January 14, 2012 Markacadeey


Maamulka gobolka Banaadir ayaa uga digay dadka dhismooyinka cusub ka Sameysanaya magaalada Muqdisho iney dhismooyinkooda ku soo durjiyaan wadooyinka.

Gudoomiyaha maamulka gobalka Banaadir ahna Duqa magaaladda Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur ‘’Tarsan’’ ayaa uga digay dadka leh Hoteelada iyo Dukaamada in ay hareeraha laamiga surtaan tabeelayaasha, waxa uuna tilmaamay gudoomiyaha in mamulka gobalku uu wax ka qaban doono Biraha la surayo hareeraha wadada.

Sidoo kale gudoomiye Tarsan ayaa uga digay dadka hareeraha jidadka ka dhistay dukaamada ama guryaha in ay joojiyaan, isagoo ugu baaqay in ay dumiyaan goobahaasi laga dhisay hareeraha wadooyinka waxa uuna Duqa Muqdisho ku celi celiyay in aanan marnaba la ogolaan doonin in la isticmaalo wadooyinka.

Bilicda caasimada Muqdisho iyo kuwa Gobalada dalka ayaa lahaan jiray muuqal qurux badan oo aad looga shaqeyn jiray waxaana haatan dowlada dhexe ee Soomaaliya ay wadaa dhismo, dayactir, dhireyn, iyo qurxin lagu sameynayo hareeraha jidadka waaweyn ee magaalada Muqdisho,taasoo qeyb ka ah horumarka dalka.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)