| k 
Jubba
Restaurant waa makhaayad cusub ee laga furey magaalada Longon, Ontario, Canada.
Waxaa halkaa si habsami ah kuugu soo dhoweyn doona dad si weyn loo carbiyey, kuna
takhasusey sameynta cuntooyin macaan oo nooc kastaba leh. Waxaad nagala xiriiri
kartaa telefoonka ah: 519 680-3821



|