marka_title4.jpg (10755 bytes)

mao_international.jpg (21143 bytes)

SOMALI LINKS

AllPuntland

Allsomali.com
Arhotaba (Cafar website)

Arlaadi Online
Arlaadinet

Afgoi.com
Awdelnews.com

Bakaaraha

Baafin.com

Balcad.com
BBC Laanta Soomaaliga

Benadir
Berlula Online

Burtinle  Online

Bulsho

  

Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Cadaado.net
CeelBuur

 

Dalka.com

Dayniile

Deeyoo

DijboutNet

FALSAN

Gedonet

Gedohomepage

Geeska Afrika

Goldogobsite.com

Goobjoog
Gashaamo

 

Hiiraan

Himilo Online

Hobyonet

HornAfrik Online

Horyaal

Jowhar.com

Kenyan Somali Community

Lafoole.com (STAS)

 

Marka Caddeey
maaneed

Midgaan.com
Mogadishu University

Muqdishonet

Midnimo.com
Onkod

Puntland Post

Qaranimo.com
QoraheyOnline

Qaamuus

Radio Somaliland

Ruunkinet.com

 

Smali Bantu
SBC Online
Somali IT
Somaligalbeed.net
Saylac.com
Somali TV Online

SomaliMagazine

Somali Fisheries Society

Somalilandnews.com

Somalitalk.com

Somalia Site

Somali S.S. Malaysia

Somalilife.com

Somaliawatch.com

Somaliawatch.org

Somalilandnet.com

SomaliNet

Somali R. & H. Center Somitek
Somalitribune
Somali Water & Environ

Somali Weyn Somaliwebsite.com
Somalihome Online
Somali Peace Process

SomaliUK.com
Somali Inter
SUSA Netowrk

STN-TV.NET

UN-Somlaia
Waqooyi Bari Kenya
Widhwidh

thenews.jpg (5649 bytes)
 

Maxamed Dheere oo raali gelin ka bixiyay ganacsato ka cabaneysay in ciidamada dowlada dhac u geysteen

July 8, 2007 Markacadeey


Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere), gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa raali gelin ka bixiyay ganacsatada suuqa bakaaraha oo cabasho ka muujiyay dhac ay sheegeen in ay u geysteen ciidamada dowlada federaalka qaarkood.

Maxamed Dheere ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin falka ciidamada ay geysteen, ayna mamaulkooda raali ka ahayn, ayna baaris ku sameynayaan.

"Baaris ayaan sameyneynaa, cida ay ku cadaatana sharciga ayaan marsiin doonnaa" ayuu yiri Maxamed Dheere oo sheegay in manta jawaab ay ka soo saari doonaan.

Wuxuu sheegay Maxamed Dheere in ganacsatada looga baahnaa in aysan ku deg deign shirka jaraa'id ay qabteen oo ay kaga hadlayeen qasaarooyinkii ka soo gaarayay ciidamada dowlada ee barista ku sameynayay.

Hadalkan maxamed Dheere ayaa ku soo beegmay kadib markii shalay ganacsatada Suuqa Bakaaraha ay sheegeen in ciidamada dowlada oo baarayay ay dhac u geysteen.




Maxamed Cali Madka
Xafiiska Markacadeey Muqdisho

xamarweyne_ohio5.gif (24032 bytes)

run_sheeg1.jpg (10826 bytes)

jubba.gif (75990 bytes)


somalia_past_present2.jpg (11876 bytes)


distuurka_qaranka.jpg (10576 bytes)


cayaaraha1.jpg (8763 bytes)

return.gif (3137 bytes)