marka_title4.jpg (10755 bytes)

mao_international.jpg (21143 bytes)

SOMALI LINKS

AllPuntland

Allsomali.com
Arhotaba (Cafar website)

Arlaadi Online
Arlaadinet

Afgoi.com
Awdelnews.com

Bakaaraha

Baafin.com

Balcad.com
BBC Laanta Soomaaliga

Benadir
Berlula Online

Burtinle  Online

Bulsho

  

Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Cadaado.net
CeelBuur

 

Dalka.com

Dayniile

Deeyoo

DijboutNet

FALSAN

Gedonet

Gedohomepage

Geeska Afrika

Goldogobsite.com

Goobjoog
Gashaamo

 

Hiiraan

Himilo Online

Hobyonet

HornAfrik Online

Horyaal

Jowhar.com

Kenyan Somali Community

Lafoole.com (STAS)

 

Marka Caddeey
maaneed

Midgaan.com
Mogadishu University

Muqdishonet

Midnimo.com
Onkod

Puntland Post

Qaranimo.com
QoraheyOnline

Qaamuus

Radio Somaliland

Ruunkinet.com

 

Smali Bantu
SBC Online
Somali IT
Somaligalbeed.net
Saylac.com
Somali TV Online

SomaliMagazine

Somali Fisheries Society

Somalilandnews.com

Somalitalk.com

Somalia Site

Somali S.S. Malaysia

Somalilife.com

Somaliawatch.com

Somaliawatch.org

Somalilandnet.com

SomaliNet

Somali R. & H. Center Somitek
Somalitribune
Somali Water & Environ

Somali Weyn Somaliwebsite.com
Somalihome Online
Somali Peace Process

SomaliUK.com
Somali Inter
SUSA Netowrk

STN-TV.NET

UN-Somlaia
Waqooyi Bari Kenya
Widhwidh

thenews.jpg (5649 bytes)

 

Janaqoow: “Haddii waxa aan u soconay laga helo oo ah in ciidamada Cadowga laga saaro dalka waa guul, haddii taasi ay dhici weysana, anaga meel aan u socono ma jirtee, xabada ayaa sii socon doonta”

June 04, 2008 Markacadeey


“Jabuuti waa dal aan saaxiib iyo walaalo nahay, waxa anaga na dhibaaya, waxay ila tahay naguma qasbayaan, in aan ka hadalno waxa na dhibaayana, in aysan xumaan u arkeyn in aan iska diidno” sidaasi waxaa yiri Sheekh C/raxmaan Janaqoow oo ka mid ah xubnaha isbahaysiga dib u xoreynta ee jabuuti jooga. 

“In dad aan la heshiisiin la isu keeno waxba sooma kordhineyso, haddii sidaasi mar kasta la wadana waa dhibaato”ayuu yiri janaqoow. 

“Dowlad aan dowlada ahayn oo burcad ah waxa wax ka dhigaya waa ayaga, ayaga ayaana qaba in haddii Itoobiyaanka meesha laga saaro dowlada laga saarayo meesha, marka taas ayaana keeneysa in ay nagu yiraahdaan, war haddii Itoobiya meesha laga saaro ma ogolaaneysaa ciidamo kale oo caalami ah” ayuu hadalkiisa sii raaciyay. 

“Haddii waxa aan u soconay laga helo oo ah in ciidamada Cadowga laga saaro dalka waa guul, haddii taasi ay dhici weysana, anaga meel aan u socono ma jirtee, xabada ayaa sii socon doonta” ayuu mar kale yiri Sheekha.

Caawa ayuu Maxamed Dheere hadalkan bixiyay. 

Maxamed Cali Maxamuud (Madka)
Xafiiska Markacadeey Muqdisho




 

run_sheeg1.jpg (10826 bytes)

jubba.gif (75990 bytes)


somalia_past_present2.jpg (11876 bytes)


distuurka_qaranka.jpg (10576 bytes)


cayaaraha1.jpg (8763 bytes)

return.gif (3137 bytes)