bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Ganacsatada Soomaalida ee K/Afrika oo dukaamo laga rartay

 

Bar-Kulan


March 23, 2012 Markacadeey


In ka badan 20 dukaan oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed oo ku yaalla magaalada Cape-town ayaa shalay laga rartay alaabooyin aan tayadoodu wanaagsaneyn oo yiilay dukaamadaasi, kaddib markii howlgallo ay ku qaadeen waax ka tirsan dowladda hoose iyo boolika dalka Koonfur Afrika.

Qaar ka mid ah ganacsatada Soomaalida ee uu howlgalkaasi saameeyay ayaa ku dooday in alaabtooda qaar ka mid ah ay tayo ahaan wanaagsaneyd, isla markaana ay shaqaalaha dowladda hoose rerteen iyagoo aan hubin.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Western Cape ee waddanka Koonfur Afrika Cabdi Jidow ayaa Bar-kulan u sheegay in baaritaannada lagu qaado alaabaha Soomaalida ay yihiin kuwa soo noq noqda, wuxuuna sheegay in howlgalkan uu yahay kii ugu ballaarnaa muddooyinkan.

Howlgalkan ayaa saameeyay 50 dukaan oo ay leeyihiin ganacsato Ethiopian ah, waxaana laga rartay alaabihii yiilay, kuwaasi oo dhammaantood ahaa alaabo aan tayadoodu fiicneyn, dukaamada alaabooyinka laga rartay waxay ku yaallaan xaafadda ay Soomaalida ka deggan tahay ee Bellevilla ee magaalada Cape-town.

Si kastaba, howlgalkan oo dhowr jeer soo noq noqday ayaa la sheegay in ay sabab u yihiin ganacsatada Soomaalida iyo kuwa Ethiopia oo ka madax adeegay in ay joojiyaan gedista alaabaha tayadoodu ay liidato oo ay ka mid yihiin dhar ay sameeyaan shirkadaha Nike, Adidas iyo Puma.


 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)