ANIGOO KALA AH
1-UGAAS ABDULKADIR AMIIN LOOLOW IYO XAASKIISA LEYLA AHMED
2-NABADOON MAHAMUUD OSMAN IYO XAASKIISA
3-MUDANE AWEIS ABU HADI IYO XAASKIISA
4-MUDANE MOHAMED OMAR SACIID IYO XAASKIISA
5-HASSAN JAABIR IYO XAASKIISA
WAXAAN TAHNIYAD AROOS U DIREENA
MUDANE IBRAHIM FANAAY IYO XAASKIISA
MAMA FADUMO
OO DHOWAAN WIILKOODA KU AQAL GALEY
MAGAALADA MINIYAPOLIS CARIGA MAREEKANKA TARIIKHDA MAKEY AHEYD 04-26-2008
WAXAAN EBBE UGU BARYEENA IN AY NOQDAAN KUWA ISKU WAARA UBAD QEYR QABA KA
HELA AAMIIN AAMIIN.
WABILLAHI TOWFIIQ.
Anigoo ah Aweis Abu Hadi iyo xaaskeega
Safiyo iyo caruurteeda meelkasta ay joogaan waxaan hambalyo diiran u
direena
Nabadoon Macalin Ibrahim Fanaay iyo mama Fadumo oo wiilkooda dhowaan ku
aroosey minneapolis ee cariga mareekanka
waxaan ebbe ugu baryeena wiil iyo caano iyagana ka dhigo kuwa isku waara
aamiin
aroosyada waa
Abukar Macalin Ibrahim iyo
Madiina Abdi Macalin
|