marka_title4.jpg (10755 bytes)

mao_international.jpg (21143 bytes)

SOMALI LINKS

AllPuntland

Allsomali.com
Arhotaba (Cafar website)

Arlaadi Online
Arlaadinet

Afgoi.com
Awdelnews.com

Bakaaraha

Baafin.com

Balcad.com
BBC Laanta Soomaaliga

Benadir
Berlula Online

Burtinle  Online

Bulsho

  

Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Cadaado.net
CeelBuur

 

Dalka.com

Dayniile

Deeyoo

DijboutNet

FALSAN

Gedonet

Gedohomepage

Geeska Afrika

Goldogobsite.com

Goobjoog
Gashaamo

 

Hiiraan

Himilo Online

Hobyonet

HornAfrik Online

Horyaal

Jowhar.com

Kenyan Somali Community

Lafoole.com (STAS)

 

Marka Caddeey
maaneed

Midgaan.com
Mogadishu University

Muqdishonet

Midnimo.com
Onkod

Puntland Post

Qaranimo.com
QoraheyOnline

Qaamuus

Radio Somaliland

Ruunkinet.com

 

Smali Bantu
SBC Online
Somali IT
Somaligalbeed.net
Saylac.com
Somali TV Online

SomaliMagazine

Somali Fisheries Society

Somalilandnews.com

Somalitalk.com

Somalia Site

Somali S.S. Malaysia

Somalilife.com

Somaliawatch.com

Somaliawatch.org

Somalilandnet.com

SomaliNet

Somali R. & H. Center Somitek
Somalitribune
Somali Water & Environ

Somali Weyn Somaliwebsite.com
Somalihome Online
Somali Peace Process

SomaliUK.com
Somali Inter
SUSA Netowrk

STN-TV.NET

UN-Somlaia
Waqooyi Bari Kenya
Widhwidh

thenews.jpg (5649 bytes)

 

Kooxaha ka horjeeda dowlada oo caawa weerar ku qaadey saldhiga Galbeed.

May 6, 2008 Markacadeey


Kooxo hubeysan oo ka mid ah xoogaga ka horjeeda dowlada federaalka kmg-ka SOomaaliyeed ayaa caawa weerar ku qaadey saldhiga galbeed ee degmada Dharkeynley, gobolka Banaadir. 

Wararka ayaa sheegaya in kooxahan ay rasaas ooda kaga qaadeen saldhiga, iyada oo kadibna la sheegay in is rasaaseyn xoogan ay halkaasi ka dhacdey. 

Dadka deegaanka qaar ka mid ah oo aan goor dhoweyd taleefan kula Hadley ayaa xaqiijiyay in ay maqlayeen rasaas xoogan iyo madaafiic kuwa garbaha laga gano oo labada dhinac ay isweydaarsanayeen. 

Rasaas goos goos ah ayaa la sheegayaa in iminka la maqlayo, iyada oo xilligana uu yahay mid Habeen ah oo roobna uu da’ayo. 

Ma jiraan wax hadal ah oo dhinacyada dowlada iyo kooxaha weerarka geystayba ay ka yiraahdeen iska hor imaadkan.

Maxamed Cali Maxamuud (Madka)
Xafiiska Markacadeey Muqdisho




 

run_sheeg1.jpg (10826 bytes)

jubba.gif (75990 bytes)


somalia_past_present2.jpg (11876 bytes)


distuurka_qaranka.jpg (10576 bytes)


cayaaraha1.jpg (8763 bytes)

return.gif (3137 bytes)