bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Ciidamada Dowladda iyo Al-qaacidada Soomaaliya oo ku dagaalamay xudur

 

SONNA


May 1, 2012 Markacadeey


Ciidamada qalabka-sida ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dowladda Ethiopia ayaa lagu soo waramayaa in xalay ay ka hortegeen weerar ay maleeshiyaadka Al-qaacidda ku soo qaadeen bar koontarool oo ay ciidamada ku lahaayeen duleedka Xudur.

Wararka ay Wakaaladda SONNA ka heleyso magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa tilmaamaya in maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ay hungoobeen weerar ay la damacsanaayeen in ay u soo gudbaan gudaha magaalada, iyadoo arrintaasi ay fashiliyeen ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia inkasta oo ay jiraan qasaaro labada dhinac soo kala gaaray.

Xildhibaan Max’ed Axmed Laxoos oo isna u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa hoosta ka xariiqay in tiro dhowr ah laga dilay kooxdii weerarka soo qaaday, haatanna ay wadaan tirinta meydadka ay ka carareen maleeshiyaadka Al-shabaab ee ku fashilmay in ay gudaha u soo galaan magaalada Xudur.

Warku waxa uu intaa ku darayaa in rasaas habow ah ay magaalada ku dishay laba qof oo rayid ah.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)