|
»SomaliDiasporaNews
»
Arts-Osmanart
»
AllPuntland
»
Allsomali.com
»
Awdelnews.com
»
AminArts
»
Baydhabo
»
Banadir-City
»
Banadir24
»
Barawapost
»
Balcad.com
»
BBC
Somali
»
Benadir
»
Biyo kulule
» Boondheere
»
Burtinle Online
»
Bulsho
»
Buurhakaba
»
Banooda
»
Bulshoweyn
»
Calanka
»
Codk Somali
»
Cadaado
»
Dayniile
»
Deeyoo
»
DijboutNet
»
COS
Company
»
Gedonet
»
Geeska Afrika
»
Gendershe
»
Hamarey
»
Hiiraan
»
Himilo Online
»
Hobyonet
»
HornAfrik Online »
Iibka.com
»
Jamaame
»
Janaale
»
Jowhar.com
»
Lafoole.com
»
Marka Cadeey
»
MarkaCadey.net
»
Medical
SOM
»
Midgaan.com
»
Mugdishu Univ.
»
Midnimo.com
»
MudugOnline
»
MudugNet
»
Muudi.net
»
Onkod
»
Puntland Post
»
Qaranimo.com
»
QoraheyOnline
»
Qaamuus
»
RadioBuhoodle
»
Radio Somaliland
»
Ruunkinet.com
»
SomaliNewsPost
»
Somalia24
»
Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose
»
Somali Sports
»
SSUNION
»
SomaTVOnline
»
Somaswis
»
SomaliMarket
»
Somali Jecel
»
Somali
Bantu
»
SBC Online
»
Somali IT
»
Saylac.com
»
Somali Fish Soc.
»
Somalilandnews
»
Somalitalk.com
»
Somali Malaysia
»
Somalilife.com
»
Somaliawatch
»
Somaliawatch
»
Somalilandnet
»
SomaliNet
»
Somali Center
»
Somitek
»
Somalitribune
»
Somali Environ
»
Somali Weyn
»
Somali Youth
»
Warkii
»
Widhwidh
»
XamarNews
Radio
Links
»
Radio SCERDO
»
Radio
Benadir
»
Radio Somaliland
»
Radio Dalmar
»
Radio Golis (RG)
»
Sagal
S. Radio
»
Somali Radio
(USA)
|
|
|
 |
|
|
|
Ciidamada Booliska Wadanka Ingiriiska oo qabqabtay Soomaali lagu eedeeyay inay qaadka ka ganacsadaan
Somaliweyn
May 2,
2012 Markacadeey
|
|
Booliska wadanka Ingriiska ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen illaa iyo 7 ruux
oo Soomaali ah kuwaaso ay dawladu Ingiriisku sheegtay inay qaadka ka ganacsadaan
kadibna ay lacagaha ay helaan ku taageeraan dagaalyahanada Xarakadda Al-Shabab
oo Soomaaliya ka dagaalanta.
Ciidamada dambi barista wadanka Ingiriiska ayaa sheegay in 7 ruux ee Soomaalida
ah oo ka kooban 6 rag ah iyo qof dumar ah laga qabtay magaalada London waxaana
lagu eedeeyay in lacagaha ay ka helaan qaadka ay ka ganacsadaan ay taageero
ahaan u siiyaan ururo argagixiso oo
dibbadda ah sida Al-Shabab sida ay sheegeen ciidamada dambi barista wadankaasi
Ingiriiska.
Howlgalkaan oo ay si wada jir ah u fuliyeen ciidamada la dagaalanka waxa
argagixisada loogu yero ee wadamada Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa waxaa la
sheegay in shaqsiyaadka la tuhunsan yahay su’aalo weydiin ku socoto.
Sidoo muwaadiniintaan Soomaaliyeed ee dalka Ingiriisku xir xiran ayaa lagu
eedeeyay inay Qaad si dhuumaalaysi ah u geyn jireen wadamada Maraykanka iyo
Canada oo Qaadku mamnuuc ka yahay.
Soomaalida qurbo joogta ah ayaa xilliyadda qaar la kulma eedeymo kaga timaada
hay’adaha amaanka wadamada ay ku noolyihiin kuwaasoo ay ka mid yihiin in lagu
tuhmo inay Al-Shabab ama Al-Qacida taageeraan.
HOME
|
|
|
|