bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

 


May 2, 2012 Markacadeey


Duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaal shaqo oo qaatay muddo lix cisho ah oo ay ku joogeen dalka Uganda.

Safarka guddoomiyaha gobolka ahna duqa Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan uu kutagay caasimadda dalka Uganda ee Kampala ayaa waxaa ku wehliyay qaar ka mida ku xigeenadiisa, 8-ka mida guddoomiye yaasha degmooyinka gobolka iyo agaasime yaal katirsan maamulka gobolka Banaadir.

Waxaana muddadii ay joogeen magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ay ka qeyb galeen shir ay soo qaban qaabisay hayadda USAID, kaasoo looga hadlaayay mashaariic ku saabsan horumarinta degmooyinka gobolka Banaadir.

Dhawaan ayeey aheyd markii ay socdaal kutageen 8-ka mida guddoomiye yaasha degmooyinka gobolka Banaadir oo ay wehliyeen, taliye yaasha Boliiska iyo Nabad sugidda degmo kasta, magaalada Kampala , waxaana kulkaas looga hadlayay mashaariic horumarineed oo dhawaan hayadda USAID lagu wado iney ka fuliso gobolka Banaadir.

Sidoo kale duqa magaalada Muqdisho ayaa inta uu joogay Kampala waxa uu kulamo la qaatay masuuliyiinta safaaradda Soomaalia ee Uganda, midowga ardada Soomaaliyeed ee wax ka barata Jamacadaha dalka Uganda, duqa magaalada Kampala, iyo saraakiil kale.

Waxa uuna kala hadlay dhamaan qeybaha uu la kulmay xaaladda magaalada Muqdisho iyo horumarada dowladda ay ka gaartay dhan walba.

Waa marki ugu horeysay ee duqa Muqdisho uu socdaal shaqo ku tago dalka Uganda caasimaddiisa Kampala, tan iyo siduu xafiisa duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir u qabtay.

 

 

 

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)