bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Nabadoono iyo waxagarad ka soo horjeestay amarkii wasaraadaha arimaha gudaha

Shabelle


May 3, 2012 Markacadeey


Iyadoo wasaarada arimaha gudaha ay sheegtay in aan magaalada Muqdisho aan lagu qaban karin shirar aysan ka warqabin dowladda KMG Soomaaliya ayaa arintaasi waxaa ka hadlay nabadoono iyo waxgarad Soomaaliyeed.

Nabadoon muumin C/raxmaan Fiidow oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka digay dhibaatooyin ka dhalan kara hadalkii ka soo yaaray wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka oo ku aadanaa in aan la qaban karin shirar aysan ka warqabin xukuumada KMG Soomaaliya iyadoo lagu guda jiro marxaladda kala-guurka magaalada Muqdishana ay ka soconayeen kulamo u badan kuwa lagu diidanyahay ansixinta qabyo qoraaleedka dastuurka.

Waxa uu sheegay in hadii dadka la caburiyo ay ka dhalan karta dhibaatooyin taasi oo uu xusay in masuuliyadeed ay qaadeyso cidii soo saartay amarka ku aadan in aan la qabin karin shirar aysan xukuumadu ka war qabin, waxaana uu sheegay in dadka Soomaaliyeed ay gumeysi ku jiraan sida uu hadalka u dhigay.

Nabadoon Muumin C/raxmaan Fiidow oo hadalkiisa sii watta ayaa sheegay in Dastuurka qabyo qoraaleedka ee la doonayo in la ansixiyo ay uu wato maamulka Puntland, isagoo sheegay in gudiga madaxa banaan ay ka soo jeedaan maamulka Puntaldn, Soomaalida kalana aysan wax shaqo ah ku laheyn sida uu hadalka u dhigay.

Hadalkaani ayaa imaanaya xili amar ka soo baxay wasaarada arimaha gudaha Xukuumada KMG Soomaaliya lagu sheegay in aan la qaban karin shir aysan ka warheyn xukuumada KMG Soomaaliya xili qaar ka mid ah hoteelada Muqdisho ay ka soconayeen shirar lagu diidanyahay qabyo qoraaleedka Dastuurka.

 

 

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)