bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Odayaasha gobolka Bari oo eedeeyay guddi uu magacaabay Madaxweyne Faroole

Shabelle


May 4, 2012 Markacadeey


Kullan maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ay ku yeesheen Odayaasha dhaqanka ee Maamul goboleedka Puntland ayaa waxa ay ka hadleen Odayaasha ansixinaya Dastuurka Soomaaliya oo dhawaan la filayo inay ka amba baxaan deegaannada Maamulka Puntland.

Odayaasha ayaa kullankoodu waxa ay kaga soo horjeesteen guddi oo magacaabay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole kuwaasi oo la tilmaamay inay ka qeyb galayaan ansixinta Dastuurka Soomaaliya ee lagu qabanayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Sidoo kale Odayaasha ayaa guddigaasi ku tilmaamay mid sharci daro ah islamarkaana waxa ay tilmaameen in Madaxweyne Faroole uusan la tashan Odayaasha dhaqanka sida uu Warbaahinta u sheegay Nabadoon Xaashi Max’ed Faarax oo ka mid ah Nabadoonnada gobolka Bari.

Hadalkaani kasoo baxay waxgaradka iyo Odaayaasha Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa waxa uu qeyb ka noqonayaa kullamo dhawaan ka dhacayay deegaannada Maamulka Puntland kuwaasi oo looga soo horjeesanayay guddiga uu ansixinta Dastuurka u magacaabay Madaxweynaha Maamulka Puntland.

 

 

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)