bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Ciidamadii ugu horeeyay ee AMISOM oo Xalay gaaray Degaanka Kalabeyrka ee Gobolka Hiiraan



Somaliweyn


May 4, 2012 Markacadeey


Boqolaal ah oo ka tirsan Ciidamada dalka Jabuuti ka socda qeybna ka ah AMISOM ayaa xalay markii ugu horeysay gaaray Gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanka Kalabeyrka iyo degmada Jawiil oo ku dhow Degmada Baladweyne.

Tirada ciidamada oo ah 300 askari aadna u qalabeysan ayaa la soo sheegayaa inay maantaba u sii talaabi doonaan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan halkaasoo ay kala wareegi doonaan dhawaan ciidamada Itoobiyaanka ee haysta Magaaladaasi.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Jabuuti oo ay la socdaan Saraakiil Faransiis ah ay ka soo galeen Hiiraan dhanka soonka 5aad ama dhulka Soomaalida Itoobiya halkaasoo ay xooga ku haystaan Itoobiyaanku.

Magaalada Baladweyne ayaa la sheegay in saldhigyo looga sii diyaariyay ciidamada Jabuuti si ay halkaasi u degaan waxaana warbaahinta dunidu la hadal hayaa in sida ugu dhow ciidamadaasi loo soo dhameystiri doono si ay iyagu ula wareegaan Gobolka Hiiraan meelaha ay Itoobiyaanku ka joogaan.

Dhinaca kale Imaanshiyaha Hiiraan ee Cutubka ugu horeeya askarta Amisom gaar ahaan kuwa Jabuuti ayaa ka danbeeyay markii dhawaan saraakiil sar sare oo ka tirsan amisom ay booqdeen magaalada Baladweyne ee xarunta G/hiiraan halkaasoo ay u tageen gogol xaarka meelaha ay ka degi lahaayeen ciidamadooda

 

 

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)