bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Kulan wada tashi ah oo xisbiga Tayo iyo Jaaaliyad New England ku dhex marey magaalada Boston



 


May 7, 2012 Markacadeey


Xaflad si seer sare ah loo soo agaasimay oo markii ugu horeysay mideysay somalida ku nool gobolada laysku yiraahdo New England ee dalka maraykanka ayaa ka dhacday magaalada Boston ee Gobolka Massachusetts, xafladaasi oo aheyd mid loogu mahad celinayay Raiisul wasaarihii Hore ee Somaliya ahna Xoghayaha Guud ee ururka Siyaasiga ee TAYO Mohamed Abdulaahi Mohamed Farmaajo wax qabadkiisii wanaagsanaa ee uu qabtay intuu ahaa Raiisul wasaarihii Soomaaliiya.

Raiisul wasaare Farmaajo oo mudooyinka Dambe aad ugu mashquulsan sidii uu isugu Keeni Lahaa somalida ay colaada kala fogeysay taasina waxaa kuu cadeynaya sida xalay reer New England ay u mideysay. Raiisul wasaare Farmaajo wuxuu reer New England kula dardaarmay inay gacmaha is qabsadaan ayna iska ilaaliyaan wax walbo oo dhib ka dhex abuuri kara, iyagana waxay uga mahad celiyeen sida wanaagsan ee uu umadda Somaliyeed isugu keenayo, waxayna kula dardaarmeen in xisbiga TAYO uusan ka leexan wadada uu ku taagan yahay oo la mid ah tii SYL.

Garaadka reer Boston Garaad Food oo shacabka ku boorinaya in la'taageero lana garab istaago urur siyaasadeedka TAYO kuna amaanaya Raysalwasaare Farmaajo sidii hufnayd ee uu ugu hiiliyay shacabka Soomaaliyeed isaga oo ku waayay Jagadiisii Raysalwasaaranimo.

Xaflada oo ay si wada jir ah usoo agaasimeen reer New England oo ka kooban gobolo badan oo ay ka mid tahay Massachusetts, Vermont, Maine, Connecticut iyo kuwa kale ayaa waxay kusoo gabagabowday Jawi aad u wanaagsan oo ay farxadi ku dheehan tahay.

 

 

 

 

 

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)