bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Suldaan Faqi S. Suldaan Faqi oo Hanjamaad loogu geystey Dugisga Tababarka Booliska ee Muqdisho



 


May 7, 2012 Markacadeey


Suldaan Faqi oo ka mid ah odey dhaqanmeedyada Somaaliyeed oo ka qayb galayaa shirka ka dhacaya magaalada Muqdishu ayaa askar uu soo direy taliyaha booliska somaliyeed Janaraal Shariif Shekhuna hanjamaad iyo aflagaado u geystey. Suldaanka oo ka mid ah odeyda loo soo xuley inay dastuurka ka doodaan ayaa qolka uu ka deganaa ee Scoula Polizia ugu tageen Janaraalka Booliska iyo haweeney ka tirsan xukumada kumeel gaarka oo la yiraahdo Lul Cabdi, waxayna ugu hanjameen hadduusan ka tegin meesha u deggan yahay inay u keeni doonaan Boolis oo xoog uga saar. Dood dheer ka dib waxaa qolkii soo buuxiyey askartii uu watey Janaraal Sheekhuna iyo Lul Cabdi oo xirriir fiican la leh Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Hassan, halkaa oo Suldaanka xoog looga saarey meesha u deganaa.

Wararka la isla dhexmarayaa ayaa waxay sheegayaan in Janaraal Sh. Sheekhuna oo isku Heeb ay yihiin Suldaanka Faqi uu wato qofka kale uu doonaayo inuu ka dhigo Suldaanka Beesha Tunni ee Shangamaas.

Suldaan Faqi oo ah nin dhalinyaro oo ka tagey magaalada Columbus ee Ohio ayaa qabaa feker ka duwan fekerka lagu heshiiyey in lagu soo xulo Mudanayaasha Cusub ee Digil iyo Mirifle taaso aanan u cuntameeynin Janeraal Shekhuna oo doonaayo inu ku biiro barlamaanka cusub.

Suldaan Faqi oo ka mid ah Salaadiinta dhalinyarta ah oo aadka u firfirccon ayaa waxaan sugeyna arrintiisa meesha ay ku dhamaan doonto iyo cidda xoog loogu bedeli doono. Iyadoo warar la isla dhexmaraya ay sheegayaan in Janaraal Sheriif Shekhuna oo xirriir fiican la leh Madaxweyne Shekh Shariif iyo Shariif Xasan uu ka soo dhameystey ciddi loogu bedeli lahaa Suldaan Faqi.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)