bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Ciidamada badda Yemen oo qabtay ku dhawaad 15 burcad badeed



Somaliweyn


May 7, 2012 Markacadeey


Ciidamada badda Yemen oo qabtay ku dhawaad 15 ruux oo Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin kooxaha burcad badeed Soomaaliyeed.

Ciidamada badda wadanka Yemen ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen ku dhawaad 15 ruux oo Soomaali ah oo la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin kooxaha burcad badeed Soomaaliyeed.

Wasaaradda difaaca wadanka Yemen ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay in ciidamadooda illaalada xeebaha ay qabteen illaa iyo 14 ruux oo Soomaali ah kuwaasoo doonayay sida wasaaraddu sheegtay inaygaadiid badeed ka qafaashaan biyaha dalkaasi Yemen waxaana laga qabtay jaziiradda Socqodra la yiraahdo ee badda cask u taala.

Wargeyska The Yemeni Post oo ka soo baxa magaalada Sanca ayaa ku waramaya asagoo soo xiganaya saraakiil ka tirsan wasaaradda gaashaandhiga in dhalinyaradaan Soomaaliyeed oo watay doonyodheereeya kuna hubeysnaa qoryaha daran dooriga u dhaca in haatan lagu wareejiyay ciidamada booliska kuwaasoo baaritaano ku samaynaya waxa ay yihiin.

Bishii April ee inaga tagtay dawlada Yemen waxaa ay sheegtay in mid ka mid ah marakiibteeda dagaalka ay ka bad baadiyeen kooxaha burcad badeeda Soomaaliyeed kaluumaysato Yemen u dhashay oo burcad badeedu ka qafaalatay gacan biyoodkaCadan.

Sanadii 2011 maxkamad ku taala wadanka Yemen ayaa dhalinyaro Soomaaliyeed oo burcad badeednimo loo haystay ayaa ku xukuntay min 10 sano oo xarig ah.

Burcad badeeda Soomaaliyeed ayaa si xawli ah uga ugaarsada biyaha u dhaxeeya Yemen iyo Soomaaliya oo ay sanad walba maraan gaadiid badeed lagu qiyaasay 25,000.

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)