bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Khasaaraha ka dhashay Madfac ku dhacay Hodan oo sii kordhaya



Shabelle


May 8, 2012 Markacadeey


Waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashay Madfac habow ahaa oo xalay ku dhacay Xaafadda Sooni-key ee degmada Hodan kaasi oo dadkii ku waxyeeloobay la gaarsiiyay Isbitaal Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

Kaddib markii xalay Xaafadda Sooni-key ee degmada Hodan uu ku dhacay Madfac habow ah ayaa waxa sii kordhaya qasaaraha ka dhashay Madfacaasi, iyadoo la sheegay in 3-ka mid ah dadkii dhaawac ahaanta loo gaarsiiyay Isbitaalka Banaadir ay iminka ku geeriyoodeen gudaha Isbitaalkaasi taasi oo tirada guud ka dhigaysa dhimashada 8-ruux oo rayid ah iyo dhaawaca dadka kale.

Goobjooge ku sugan goobta uu falka ka dhacay ayaa u sheegay Idaacadda Shabelle in dadkii dhaawca ahaa ee la gaarsiiyay Isbitaalka Banaadir qaarkood ay ku geeriyoodeen gudaha Isbitaalka halka kuwa kale ee dhaawaca ah uu tilmaamay in laga deerinayo xaaladoodu Caafimaad.

Xalay ayaa la sheegay in Madfac habow ah uu ku dhacay Xaafadda Sooni-key ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir kaasi oo qasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac u gaystay dad rayid ah oo aan waxba galabsan, taasi oo ilaa iyo iminka aan la ogeyn cidda ka dambeysa.


 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)