bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

UNHCR oo ka warbixisay Tahriibiyaal Somali ah oo gaaray Malta



Shabelle


May 9, 2012 Markacadeey


Warsaxafadeed ay sooo saartay Hay’adda qaxootiga u qaabilsan QM ee marka magaceda lasoo gabiyo loo yaqano UNHCR ayaa sheegtay in dooni ay saarayeen muhajiriin Afrikan oo ay ka mid ahayeen muwadiniin Soomaali ah ay ku degatay Jasiiradda Malta ee dalka Talyaaniga.

Warsaxaafadeedkaan ayaa sidoo kale lagu sheegay in doonidaan oo kasoo shiracatay todobad ka hor xeebaha dalka Libiya ayaa waxa ay Hay’addu sheegtay inay saarnaayeen 90-muhaajiriin Afrikan oo ay ka mid ahaayeen muwaadiniin Soomaali ah, hase ahaatee sabtigii lasoo dhafay ay ku dagtay Jaziirada Malta ee dalka Liibiya.

Afhayeen u hadlay Hay’adda UNHCR oo lagu magacabo Adrian Edwards oo saxaafadda kula hadlay magalada Geneva ayaa sheegay in doonidan ku dagtay Jaziiradda ay ku dhinteen 5-nin iyo 2-Dumar ah.

Adrian Edwards’s ayaa xusay in muhajiriintaan ay kusii jeedeen dalka Talyaaniga, iyagoo raadsanaya nolol ka badalan middi ay ku noolaayeen, hase ahaatee intii ay ku jireen biyaha u dhexeeya Libiya iyo Talyaaniga ay dhibato soo gartay, iyagoo ugu dambeyn ku guulaystay inay gaaraan dalka Talyaaniga.

Doonidaani ayaa la sheegay inay tahay middii afaraad ee ku degtay Xeebaha dalka Talyaaniga kuwaasi oo ay saarnaayeen dad kala duwan oo Muhaajiiriin ah.


 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)