bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Saraakiil ka tirsan Puntland oo lagu dilay Magaalada Boosaaso



Shabelle


May 11, 2012 Markacadeey


Kooxo hubaysan ayaa labo Sarkaal oo ka tirsan Maamulka Puntland ku toogtay Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari.

Wararaka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubaysan bartamaha Magaaladaasi ay ku toogteen Mejer Xasan Gurxan oo ah Sarkaal sare oo ka tirsanaa Maamulka Puntland islamarkaana qaabilsanaa howlgallada ka dhanka ah Kooxaha Al Shabaab ee la sheegay inay ku duuleen Buuraleyda Gal-gala iyo Cali Biibi Gurxan oo isna ka mid ah Saraakiisha Puntland.

Goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan Kuwa Maamulka Puntland, iyagoo baaritaanno sameeyay inkastoo aan ku guulaysan inay gacanta kusoo dhigaan kooxihii dilka u gaystay Saraakiishaasi.

Maaalmihii dambe ayaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari waxaa ka dhaca falal ammaan dari, iyadoo dilka ugu dambeeyay Boosaaso loogu gaystay uu ahaa Sarkaal u shaqeynayay Shirkadda Saracen International ee ka howlgasha deegaannada Maamulkaasi.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)