bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Burcad badeedda oo afduubatay markab



Bar-Kulan


May 11, 2012 Markacadeey


Koox burcad badeed Soomaali ah ayaa shalay afduubtay markab nooca shidaalka qaada oo wata calanka dalka Liberia.

Markabka oo lagu magacaabo MT Smyami waxaa laga qafaashay meel 450 mile u jirta xeebaha koonfur bari ee dalka Cummaan, iyadoo burcadda ay ku weerartay qoryaha fudud iyo doomo dheereeya, sida ay sheegtay hay’adda la socota dhaqdhaqaaqa burcad badeedda ee IMB.

Lama sheegin cid wax ku noqotay weerarka, balse waxaa waxyeelo gaartay markabka intii ay socotay rasaasta ay ridayeen kooxda burcad badeedda ah.

Hay’adda IMB ayaa waxay kaloo sheegtay in afduubka markabka MT Smyami uu ka horreeyay isku day fashilmay oo burcad badeeddu ay maalintii Arbacada ku doonayeen in ay markabka ku qabsadaan.

Illaa iyo hadda ma cadda tirada shaqaalaha saaran markabkaas iyo halka iminka lagu hayo.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)