bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Xukuumadda oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixatay hay’adda Xuquuqul Insaanka ee QM



 


May 11, 2012 Markacadeey


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobey, Iyadoona kulanka looga hadlayay heshiis is-afgarad (MOU) oo ay kala saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo hay’adda u qaabilsan Qaramada Midoobey Xuquuqul Insaanka.

Waxaana kulanka maanta ka soo qeybgalay Agaasimaha Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee QM, Anders Kompass, Ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee UNPOS, Peter De Clerg, Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Bari- Bari), Safiirka Soomaaliya u fadhiya Geneva, Ambassador Wafula Ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika, C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka iyo Arimaha Federaalka iyo xubno ka tirsan Ururada Bulshada.

Ugu horeyn Amb. Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Bari-Bari) ayaa sheegay in kulanka maanta uu yahay heshiis is-afgarad ah kuna saabsan xuquuqda insaanka iyadoo ay kala saxiixanayaan Dowlad Somalia iyo Qaramada Midoobay.

Heshiiskaan ayaa waxaa uu ka koobanyahay qodobada hoos kuqoran:

in la dhowro lana fuliyo heshiiska ku saaabsan Xuquuqul Insaanka.
In la ilaaliyo Xuquuqda dadka jilicsan sida, Haweenka, Caruurta, Barakacayaasha iyo Saxaafadda.
In la adkeeyo Sharciga iyo kala dambeynta iyadoo loo marayo maamul cadaalad kusalaysan ah.
In la dhiso awooda hay’adaha ilaalinayo Xuquuqul Insaanka.
In la sameeyo wacyi gelin xuquuqul insaanka iyadoo loo marayo Saxaafadda
In la hormariyo Xuquuqda bulshada iyo dhaqaalaha
In lala sameeyo wada shaqeyn joogta ah iyadoo laraacayo habka udagan golaha Xuquuqul Insaanka.

Waxaa heshiiskaan dhanka dowladda u saxiixay Wasiirka Dastuurka iyo Arimaha faderaalaka Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil waxaana uu sheegay Wasiirku in heshiiskaan uu yahay mid taariikhi ah isla markaana tastuurka cusub ee Soomaaliya yeelanayso uu si weyn u qeexayo dhowrista Xuquuqul Insaanka iyo Xuquuqda muwaadinka Soomaaliga ah uu leeyahay haddana ay laga ma maarmaan tahay in si wada jir ah la isaga kaashado dhowrista Xuquuqul Insaanka.

Ugu danbayntii Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa sharaxaad ka bixiyay ahmiyada ay leedahay in muwaadinka Soomaaliga ah in ladhowro Xuquuqdiisa, dowladuna ay ka shaqeyneyso in muwaadin walba oo Soomaali ah uu helo xaquuqdiisa islamarkaana si guud loo dhowro Xuquuqul Insaanka

 

 

 


 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)