bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Odayaal dhaqameedyo ka qeyb galaya ansixinta Dasuurka oo dalbaday in dib loo dhigo shirkaasi



Shabelle


May 12, 2012 Markacadeey


Odayaal dhaqameed ka qeyb galaya shirka lagu lafa gurayo arrimaha Dastuurka ayaa dalbaday in dib loo dhigo shirkaas, maadaama ay sheegeen in qaladaad badan ay jiraan.

Iyadoo muddooyinkii dambe ay sii kordhayeen Ergada ka kala imaanaysa qeybo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya iyo dalka dibaddiisa oo ka qeyb galayayay shirka ay Odayaasha dhaqanka ku dhaqan galinayeen Dastuurka ayaa qaar ka mid ah Odayaasha iyo Waxgaradka ka qeyb galaya shirkaasi waxa ay dhaliileen qaabka uu ku soconayo shirkaasi.

Ugaas C/qaadir Mubaarak Saalax oo ka mid ah Ergadii ka qeyb galaysay kullankaasi oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu sheegay inay jiraan qiyaanno, wuxuuna sheegay in Madasha uu ka soconayo shirka ay shir gudoon ka yihiin dad aan matali Karin shirka oo uu tusaale usoo qaatay Ra’iisul wasaare Gaas iyo Wasiirka arrimaha gudaha, isagoo xusay Ugaaska in Ergo lagu casuumay shirka lagu amray inay ka baxaan shirkaasi islamarkaana lasoo xareeyay kuwa aan horey u diiwaan gashneyn sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale Ugaas C/qaadir ayaa waxa uu ku baaqay in dib loo dhigo shirka lagu ansixinayo Dastuurka inta laga saxayo qaladaadka jira.

Tan iyo xilligii uu furmay shirka Odayaasha dhaqanka ee la sheegay inay ansixinayaan Dastuurka ayaa qeybaha kala duwan ee bulshada sida Siyaasiyiinta, waxagaradka iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed waxa ay dhaliilayeen qaabka uu ku soconayo shirka oo ay ku tilmaameen in uu yahay mid looga soo horjeedo Diinta iyo qarannimada Soomaaliyeed.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)