bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Guddoomiyaha Degmada X/weyne Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Qorsho Lagu Hormarinayo Degmadaasi



Radio Muqdish


May 12, 2012 Markacadeey


Maamulka degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir ayaa faah Faahin ka bixiyay qorshe lagu hormarinayo dib u dhiska xarumaha Degmada iyo nadaafadda.

Guddoomiyaha degmada X/weyne C/llaahi Ibraahin Sahal “Gardhuub” Oo maanta qabtay shir jaraa’id ayaa sheegay in ay wadaan qorsho lagu Dhisayo xarumaha dowladda ee dagmada kadib markii uu ka soo qeyb Galay shir looga hadlayay hormirinta Muqdisho oo lagu qabtay dalka Uganda.

C/llaahi Ibraahin Sahal ayaa intaa ku daray in degmada haatan ay ka Socoto olo olo lagu nadiifinayo qashinka iyo Bulaacadaha si degmada ay U noqoto mid ay bilicdeeda wanaagsantahay.

Dabayaaqadii bishii hore ayeey aheyd markii ay gudoomiye yaasha Degmooyin 16-ka degmo ee gobolka Banaadir ay ka qeyb galeen shir Looga hadlayay sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa gobolka Banaadir kaas oo lagu qabtay caasimada wadanka Uganda ee kampala.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)