bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Soomaalida ku nool Libya oo ka cabanaysa ammaan darri iyo nolol xumo



SONNA


May 12, 2012 Markacadeey


Muhaajiriinta Soomaalida ah ee ku nool magaalooyinka dalka Libya ayaa ka cabanayo ammaan darri iyo nolol xumo aad u baahsan oo soo wajahday, kadib markii ay billowdeen howlgallo lagu qabqabanayo dadka shisheeyaha ah eek u sugan dalkaa Libya.

Qaar ka tirsan muhaajiriintaasi Soomaalida ah oo la xiriirtay warbaahinta qaranka ayaa shaaciyay in cabsi aad u xoogan ay ka qabaan dikreetada cusub ee ka soo baxday maamulka KMG ah ee ka dhisan dalka Libya ee lagu ugaarsanaayo dadka shisheeyaha ah ee ku nool magaalooyinka dalka Libya, iyagoo intaasi raaciyay in dhibaatooyin ay la kulmaan xilliyada ay ku safrayaan waddooyinka isku xira magaalada Tripoli iyo gobollada kale.

Dalka Liibiya ayaa lagu wadaa inay dhowaan ka dhacdo doorasho xor ah, kaddib markii la riday dowladdii hore ee uu hoggaaminayay madaxweynihii la dilay ee Mucammar Al-Qadaafi, waxaana laga hor tagayaa inay doorashadaas ka qeyb galaan dadka shisheeyaha ah.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)