bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Galmudug oo shaacisay in Al Shabaab ay qabsadeen deegaanno hoostaga Gaalkacyo



Shabelle


May 13, 2012 Markacadeey


Maamulka Galmudug ayaa sheegay in deegaanno hoostaga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ay gacanta ku dhigeen Ciidamo ka tirsan Al Shabaab oo ay sheegeen inay si aad ah u hubeysan yihiin.

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga ee Maamulka Galmudug Abshir Diini Cawaale oo maanta Waraysi siinayay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay in Tuulada Bud-bud oo ka tirsan gobolka Mudug ay la wareegeen Ciidamo ka tirsan Al Shabaab oo si aad ah u hubaysan kuwaasi oo uu tilmaamay inay ka yimadeen qeybo ka mid ah gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in Ciidamadaasi ay hogaaminayaan Saraakiil ka tirsan Kooxda Al Shabaab islamarkaan ay wataan gawaarida dagaalka, wuxuuna xusay in Maamulka Galmudug uu wado qorshayaal lagu doonayo in lagu weeraro deegaanno hoostaga Bud-bud, maadaama Kooxda Al Shabaab ay doonayaan inay galaan halkaasi.

Warar hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamadaasi uu hogaaminayo Afhayeenka Ciidamada Al Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab kuwaasi oo la tilmaamay in u jeedkoodu uu yahay inay u gudbaan deegaannada maamulka Puntland si ay falal ammaan darri ugu gaystaan.

Hadalka kasoo baxay Maamulka Galmudug ayaa waxa uu imanaayaa xilli inta badan shacabka Mudug ay hadal hayeen in deegaanno ka tirsn gobolkasi ay galeen Ciidamo ka tirsan Al Shabaab iyo Saraakiil hoggaaminaysa oo doonaya inay abuuraan falal ammaan darri.

 

 

 


 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.


 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)