|
»SomaliDiasporaNews
»
Arts-Osmanart
»
AllPuntland
»
Allsomali.com
»
Awdelnews.com
»
AminArts
»
Baydhabo
»
Banadir-City
»
Banadir24
»
Barawapost
»
Balcad.com
»
BBC
Somali
»
Benadir
»
Biyo kulule
» Boondheere
»
Burtinle Online
»
Bulsho
»
Buurhakaba
»
Banooda
»
Bulshoweyn
»
Calanka
»
Codk Somali
»
Cadaado
»
Dayniile
»
Deeyoo
»
DijboutNet
»
COS
Company
»
Gedonet
»
Geeska Afrika
»
Gendershe
»
Hamarey
»
Hiiraan
»
Himilo Online
»
Hobyonet
»
HornAfrik Online »
Iibka.com
»
Jamaame
»
Janaale
»
Jowhar.com
»
Lafoole.com
»
Marka Cadeey
»
MarkaCadey.net
»
Medical
SOM
»
Midgaan.com
»
Mugdishu Univ.
»
Midnimo.com
»
MudugOnline
»
MudugNet
»
Muudi.net
»
Onkod
»
Puntland Post
»
Qaranimo.com
»
QoraheyOnline
»
Qaamuus
»
RadioBuhoodle
»
Radio Somaliland
»
Ruunkinet.com
»
SomaliNewsPost
»
Somalia24
»
Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose
»
Somali Sports
»
SSUNION
»
SomaTVOnline
»
Somaswis
»
SomaliMarket
»
Somali Jecel
»
Somali
Bantu
»
SBC Online
»
Somali IT
»
Saylac.com
»
Somali Fish Soc.
»
Somalilandnews
»
Somalitalk.com
»
Somali Malaysia
»
Somalilife.com
»
Somaliawatch
»
Somaliawatch
»
Somalilandnet
»
SomaliNet
»
Somali Center
»
Somitek
»
Somalitribune
»
Somali Environ
»
Somali Weyn
»
Somali Youth
»
Warkii
»
Widhwidh
»
XamarNews
Radio
Links
»
Radio SCERDO
»
Radio
Benadir
»
Radio Somaliland
»
Radio Dalmar
»
Radio Golis (RG)
»
Sagal
S. Radio
»
Somali Radio
(USA)
|
|
|
 |
|
|
|
La haystayaal Hindi ah oo u afduuban burcad badeed oo noloshooda laga deyriyey
Shabelle
May 13,
2012 Markacadeey
|
|
Ilaa 7 ruux oo badmaaxiin Hindi ah oo mudo 10 bilood afduud logu haystay
duleedka degmada Xaradheere ee Gobalka Mudug ayaa xaaladooda caafimaad laga
dayrinayaa ka dib markii sida la sheegay waqti dheer afduub logu haystay
Somaliya
Dadkan Hindida oo la socday markab oo ay leeyadahay shirkad kaluumeyso oo
wadankaasi ku taala ayaa ka codsaday dowladooda iyo madaxda shirkada ay u
shaqeeyaan in ay ka badbaadiyaan malayshida ku haysata Somaliya oo ay ku
tilmaameen in ay dhibaato joogto ah oo aan loo dulqaadan Karin in ay kala
kulmaan.
Bazal Sing oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta afka somaliga ku hadashay
ayaa sheegay in habeen meel cusub lagu haayo maalintii masaafo dheer la
cararsiiyo qorina madaxa looga haayo jir dilna mar walba loo geysto.
Ku dhawaad ilaa 20 markab iyo in ka badan 200 oo badmaaxiin ah ayaa gacanta ugu
jira kooxaha burcadbadeeda Somalida iyadoo qaar ka mid ah maraakiibtaas iyo
dadka saran muda laba sano lagu haysto degaano ka tirsan Somaliya gaar ahaan
Gobalada Dhexe iyo qeybo ka tirsan Gobalada Puntland.
Kooxaha burcadbadeeda somalida ayaa sanadahi ugu dambeeyay waxaa ay afduubyo ka
geesanayeen gudaha iyo meelo ka baxsan biyaha Somaliya iyadoo markabkii ugu
dambeyay ee laga leeyahay wadanka Gariiga dabayaaqadii todobaadkii dhamaaday ay
ka soo afduubteen meel 600 KM u jirta biyaha wadanka Cumaan.
HOME
|
|
|
|