|
Waxaa loobahan yahay buu yiri in Dowlada ay noqoto Dowlada rasmi ah ayna kabaxda
Sida hada ee Kumeel gaarnimada ay kushaqayso.
Shariif Xasan oo hadalkiisa siiwataa waxaa uu soo hadalqaaday arinta ergada
Ansixinaysa Dastuurka.
Gudoomiyaha Barlamanka ayaa waxaa uu kubaaqay in lasoo dadajiyo Soo xulitaanka
ergada ansixinaysa dastuurka cusub ee uu dalka yeesho.
waxaa kale uu gudoomiyaha Barlamanka ee Xilkiisa laysku haysto ee Shariif Xasan
Sheekh Aadan uu kubooriyay Wasiirada Xukuumada inay layimaadaan Dadaal Dheeri
ah.
Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa ay siwayn ugu mashquulsantahay arinta Ansixinta
Dastuurkaa oo lagu kala qaybsamay.
Maamulka Puntland ayaana waxaa uu siwayn ugu soo horjeestay qaarkamid ah
qodabada DastuurKa.
Bisha August ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorasho
madaxtinimo waqtigaasi oo madaxda dalka ay sheegeen in laga gudbiyo nidaamka KMG
ah oo muddo 12-sano ah dowladihii dalka soo maray ay ku shaqeynayeen.
HOME
|