MarkaCadeey3.gif (3919 bytes) halloffame.gif (36448 bytes)


somali_hall_of_fame_title1.jpg (10331 bytes)

somali_hall_of_fame_title2.jpg (11262 bytes)

 

baladweyn.jpg (59460 bytes)

 

OGEYSIIS

SOMALI  HALL  OF  FAME waxay dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool adduunweynaha oo jecel suugaanta Soomaaliyeed  ugu bishaareyneysaa albumkii ugu dambeeyay ee fanaankii waynaay

XASSAN  AADAN  SAMATAR

Albumkaas oo lamagac baxay BALAD WAYNE  waxay   soo bixi doontaa  bisha Luuliyo 1 deeda.


Waxaanu dadweynaha ku nool magaalada Toronto   iyo agagaarkeeda ugu bushaaraynaynaa in

SOMALI HALL OF FAME

ENTERTAINMENT CENTER

ay kuu hayaan cajaladaha Somaaliyeed nooc kasta leh kuwii hore iyo kuwa cusub:

1. Heeso (Video)

2. Riwaayado (Video)

3. Majaajilo (Audio)

Waxaa halkaas si fiican kuugu soo dhoweyn doona Cabdullah.

Cunwaanka Waa:

2072 Lawrence Ave. West

Toronto, Ontario M9N 1J1

Canada

Tel: (416) 244-9998

Fax: (416) 244-6448

 

 

 

return.gif (3137 bytes)