BARNAAMIJKII XIDDIGAHA: Tariikhdii Macallim Ibrahim
SudaniIbrahim Maxamed Xersi
oo bahda isboortiga ay ugu yeeraan Ibrahim Sudani - ayay taariikhdu xusaysaa in uu ka mid
ahaa tababarayaashii ugu qiimaha badnaa ee soo mara ciyaaraha kubbadda cagta Soomaaliyeed.
Kooxdiisa kubbadda cagta ee Horseed waxey caan ka ahayd Afrika Iyo dalalka
Carabta.------->>
Qeybta 1aad Qeybta 2aad Qeybta 3aad
|