marka_title4.jpg (10755 bytes) somali_hall_of_fame.gif (25822 bytes)

SOMALI LINKS

AllPuntland

Allsomali.com
Arhotaba (Cafar website)

Arlaadi Online
Arlaadinet

Afgoi.com
Awdelnews.com

Bakaaraha

Baafin.com

Balcad.com
BBC Laanta Soomaaliga

Benadir
Berlula Online

Burtinle  Online

Bulsho

  

Codk Somali Galbeed

Cayaaraha.com

Cadaado.net
CeelBuur

 

Dalka.com

Dayniile

Deeyoo

DijboutNet

FALSAN

Gedonet

Gedohomepage

Geeska Afrika

Goldogobsite.com

Goobjoog
Gashaamo

 

Hiiraan

Himilo Online

Hobyonet

HornAfrik Online

Horyaal

Jowhar.com

Kenyan Somali Community

Lafoole.com (STAS)

 

Marka Caddeey
maaneed

Midgaan.com
Mogadishu University

Muqdishonet

Midnimo.com
Onkod

Puntland Post

Qaranimo.com
QoraheyOnline

Qaamuus

Radio Somaliland

Ruunkinet.com

 

Smali Bantu
SBC Online
Somali IT
Somaligalbeed.net
Saylac.com
Somali TV Online
SomaliMagazine

Somali Fisheries Society

Somalilandnews.com

Somalitalk.com

Somalia Site

Somali S.S. Malaysia

Somalilife.com

Somaliawatch.com

Somaliawatch.org

Somalilandnet.com

SomaliNet

Somali R. & H. Center Somitek
Somalitribune
Somali Water & Environ

Somali Weyn Somaliwebsite.com
Somalihome Online
Somali Peace Process

SomaliUK.com
Somali Inter
SUSA Netowrk

STN-TV.NET

UN-Somlaia
Waqooyi Bari Kenya
Widhwidh

cayaaraha2.jpg (10463 bytes)

 

Tartanka Sanadeedka Koobka Kubbadda Cagta ee Midnimo Jeddah Saudi Arabia

September 12, 2004 Markacadeey


cayaaraha_jiddah1.jpg (57464 bytes)

Tartan sanadeedka koobka Midnimo ayaa wuxuu soo gaarey heer semifinal ah Kooxaha isugu soo baxeyna waxey kala yihiin Kameruun, Banaadir, Waaberi Stars., Muqdisho.

Waxeyna kooxaha u wada kulmi doonaan sida tan :

Kameruun Vs Muqdisho

Banaadir Vs Waberi Stars.

Waxeyna ciyaarayaan dhici doonaan maalinta jimcaha 24-09-2004

Waxaa kaloo xusid mudan Tababaraha Kooxda Baashi Stars Cali Maxamed Colaad (CALI BAASHI) oo ah nin laga yaqaano dalka gudihiisa iyo debadiisaba wuxuuna caan ku ahaa ciyaaraha Kubbadda Koleyga (BASKET BALL) oo naadiga Muqdisho u ciyaari jirey Garabkiisuna kawada ciyaari jireen ciyaartoy caan ah sida Abuukar Shiino Kooxda baashi Stars waxaa u cayaara Ciyaartoy misna horey ugu soo cayaarey Kooxaha hadda wadanka ka jira sida Elaman oo cayaartoyga Ismaaciil Muqtaar  usoo ciyaarey waxaa kaloo ka mid dadka ugu caansan Kooxdaasi Ibraahim Taakow iyo Aweys weliba Cayaaryahanka Muufo iyo Saciid yare oo bahda isbortiga aad u taqaan hadaba guddigu wuxuu hambalyo usoo jeedinayaa sida ay ugu qeyb qaadatey Kooxdaasi Baashi Stars Guud ahaanka.

Waxa inagu soo kordha tartankaasi dib ayaan idiinla soo socodsiin doonaa.

ducaale.jpg (32308 bytes)