|
|
|
|
Waxaa magaalada Muqdishu, degmada Madiina lagu toogtey Marxuum:
Maxamed Cusmaan Suufi
Dilkan oo naxdinta leh ee loo geystey marxuum Maxamed Cusmaan Suufi
waxaa lala socodsiinayaa dhamaan ehelada, qaraabada, iyo asxaabta
marxuumka ee ku kala nool qaaraadaha adduunka. Waxaan
marxuunka Eebe ugu baryeenaa inuu ka waraabiyo Janatul fardowsa,
eheladii uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan Allah ka siiyo.
Ilaah qowlkiisa wuxuu ku yiri "Qofkii qof muslim si ula kac ah ah u
dilo, wuxuu muteysanayaa Jahannam oo uu ku waari doono".
|
Dhamaan duriyada reer
Macow Xaaji gaar ahaan:
- Cusmaan Macwo Xaaji
- Cali Macow Xaaji
- Ceydaruus Macow Xaaji
- Salim Macow Xaaji
- Xuseen Macow Xaaji
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa
dhamaan reer Cusmaan Suufi Aamin oo walaalkood Marxuumad Maxamed
Cusmaan Suufi oo lagu diley degmada Madiina. Waxaan
sidoo kale tacsi u direynaa xaaskii iyo caruurtii uu ka geeriyoodey
marxuumka. Waxaan Eebe ugu baryeenaa inuu marxuumka qabrigiisa
waasax ugu dhigo, u dambi dhaafo kana waraabiyo Janatul fardowsa.
Aamiin Aamiin.
|
| |
|