| Guanzhou, China
Cali
Macow Xaaji
Chairman
Cabdizaaq
Hagi
General Manager
Phone number:
office 86 20 8322 9634
Mobile: 86 1343 41 77 447
fax: 86 20 83546714
Email: calimacow@hotmail.com
Shirkada Mao International LTD waxay xafiis ku leedahay magaalada Guanzhou ee
Wadanka China.
Shirkada waxey dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool Europe, North Amerika, Afrika, Middle
East iyo Meel alaale meeshii aad aduunka ka joogtid ugu bishaareyneysaa iney diyaar kula
tahay waxii Alaab ah ee aad ugu baahantahay magaalada Guanzhou, China sida:
1.
Alaabta Jiifka noocyo badan leh.
2. Alaab Fadhi oo heer sare ah.
3. Alaab sharaxaad.
3. Fadhi Carbeed oo noocyo badan leh.
4. Alaabta loogu isticmaalo Dollar Store.
5. Alaab Dhismo
6. Iyo waxii badeeco ah ee aad ugu baahatid China.
Waxaa
xafiiska diyaar kuugu ah shaqaale si weyn loo carbiyey oo si weyn kuu soo dhoweyn doona,
waxii aad u baahantahayna si dhaqsi ah kuugu geyn doona meel kasta ee aad aduunka ka
joogtid.
Address:
28
TAIXING GE GUO LONG
BUILDING NO 276
HUANSHIZHONG ROAD
GUANGZHOU CHINA ,P.R.C 510060 |